Qeexid

"Diirimaadka fallaaraha qorraxda iyo shidaal gubanaya bixiyaan oo jirka nafleydu kahdo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kul oo kali ah:
  • Waxaana sannadihi 1980s uu maaddo ku saabsan taariikhda af Soomaaliga uu ka dhigi jiray kulliyadaha luqadaha ee magaalada Muqdisho.
  • Nasiibdarro mujrimiintii arrintaasi abaabulay ama taakuleeyay iskuna duba riday jariimadaasi wali way dhuumanayaan oo gacanta laguma dhigin.