Qeexid

"ld kufsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kufsi oo kali ah:
  • Askariga kale ee xukunka lagu riday ayaa la sheegay inuu fal kufsi ah u geystay mid ka mid ah haweenka barakacayasha ah ee ku sugan Magalada Muqdisho, iyadoo sidoo kalena lagu xukumay haweeneydii la kufsaday in lagu dhufto 100 jaydal.
  • Mararka qaarkood kooxahaan hubeysan ayaa waxay weerarro ku qaadaan goobaha ganacsiga iyo guryaha la daggan yahay iyagoo halkaas dhac, kufsi iyo dilal ka geysta.