Qeexid

eeg kufso. ld kufsad, kufsi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kufsasho oo kali ah:
  • Waa markii ugu horreysey mas’uul sare maamulka Puntland xarig ku riddo iyada oo uu Maxkamada suge yahay dhinaca kale Xildhibaan ka tirsan Barlamanka Puntland kaas oo dhowaan lagu soo eedeeyey fal kufsasho ah.
  • Maxkamada ayaa xukunkaan riday kadib markii dacwadan oo u dhaxeysay dacwo-qabto Ceeblo Aadan Xareed iyo dacweysane Max'ed Yuusuf Shiiraar taasoo ay gabadhu sheegtey in uu si xoog ah ama kufsasho ugu galmooday ninkaan.