Qeexid

"ld kufsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kufsad oo kali ah:
  • Afhayeenkan ayaa sheegay in magaalada Kismaayo ay ka bilaabatay kala sooca qabiil isla markaana haweenka lagu kufsado heybta ay ka soo jeedaan, taasoo uu sheegay in aan loo dul qaadan karin.
  • Hoose(AllPuntland)- Ururka Al-Shabaab ee ka taliya Gobolka Sh/Hoose ayaa xukun dil ah ku fulisay nin lagu soo eedeeyay in uu kufsaday Gabar 18 sano jir oo lagu magacaabo Faadumo Tifow, kadibna dilay.