Qeexid

eeg kufi. ld kufis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kufin oo kali ah:
  • Haddaba, maxa dhacay, yaa ka mas'uul ahaa burburinta midnimadii labada gobol iyo kufinta Aragtidii Somaliweyn?
  • "Waxaan ka codsaneynaa Guddoomiyaha Baarlamaanka in uusan la kufin mas'uuliyada culus ee saaran" ayuu yiri Guddoomiyaha Isbaheysiga mucaaradka dib u xorreynta Sh.