Qeexid

Noole socda horay u ridid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kufi oo kali ah:
  • Waa nasiibdarro in ay soo baxaan dad raba in ay qabiil u rogaan isbeddelkaan taariikhiga ah si ay u kufiyaan.
  • Kama maqna meesha inay ururo badani ku kufi doonaan tartanka iyo inta ka horaysaba kamana maqna inay noqdaan faraska ku badiya tartanka iyagoo gashan shaadhadhkoodii waxaana la arki doonaa ururo isku biira.