Qeexid
ld kuddayasho.
ld kuddayasho.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Sameynta cid falkeed laga daba sameeyo. ld kuddayad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dukaafad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xisaab xisaab kale lagu daro; isugayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Orod booddo ku anbabbaxa oo xawli dheer leh.
Qeexid Xigta: Dagaal aan habeys-nayn oo aan laysu tureyn.
Qeexid Kale: Masaafada u dhexeysa laba qof oo orotameysa oo kala horreeysa. 4. Orgoodka gammaanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Gabar tacliin nidaamsan oosanado go'an iyo heerar kala duwan leh kuhawlan.
Qeexid Xigta: Gabar dugsi quraan dhigata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cudur dadka iyo xoolahaba ku dhaca oo badanaa aan laga kicin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: (f.g) Gam-maan is abaahin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Orod bootin ku bilaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]