Qeexid
(-ooyin, m.l) Go' weyn oo dhogor jilicsan laga sameeyo oo dugsoon oo sariiraha la saaro, xilliga dhaxantana la huwado; buste.
(-ooyin, m.l) Go' weyn oo dhogor jilicsan laga sameeyo oo dugsoon oo sariiraha la saaro, xilliga dhaxantana la huwado; buste.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Si wareegto ah oo wax loo qaybsado; kaltan; miilo.
Qeexid Xigta: Meermeerto; mid2.
Qeexid Kale: M. ah: geel karreeb ah. 4. Marti muddo gaaban joogto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Wax diirran meel dhiig fadhiistay saarsaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-bab, m.l) Cagta iyo lowga xubinta u dhexeysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]