Qeexid

"Shey kankoonsan oo ka sameysan cinjir, harag iwm oo neefi ku jirto looguna talaggalay in lagu ciyaaro; banooni."

Qeexid Xigta

Wax qaabka banooniga leh oo wareegsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kubbad oo kali ah:
  • Daqiiqaddiii 66aad ayuu Raul kubbad siiyay Zidane, laad toosa ayuu Zidane-na la tiigsaday goolka Valencia, halkaas oo ay kubaddu cuskatay shebegga goolka, sidaasna goolkii labaad ayaa ugu dhashay Real Madrid.
  • Belgium, oo ku ciyaaraysay niyad-sami, ayaa isla waqti yar kadib markale iska lumisay fursad qaali ah oo uu Mpenza ka helay goolka afkiisa, kubbadaas waxaa isku duubay goolhayaha Brazil Marcos, oo khataro badan ka badbaadiyay waddankiisa.