Qeexid

"(-bab, m.l) Cagta iyo lowga xubinta u dhexeysa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kub oo kali ah:
  • Metsu oo ah tabobarihii hore ee kooxda Sedan, ayaa adeegsaday aqoonta uu u leeyahay kubadda Faransiiska, si uu u xaqiijiyo shaqada ciyaartoy badan oo reer Senegal ah oo ciyaartooda debedaha kaga ganacsada.
  • Kubadda waxaan goolka ku laaday aniga oo sii dhacaya, sababtoo ah waxa xagga dambe iga faawalay Ivan Cordoba, taas oo noqonaysay rigoore.”