Qeexid
(-iyo/koryeeri, m.dh) Bas.
(-iyo/koryeeri, m.dh) Bas.
magac / noun
Lab / masculine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Wax dhashay ama yar dheefin si uu u weynaado.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka k.: nafley dhibaato ka nabad-gelin (Ilaah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qalab muusiko ka dhawaajin.
Qeexid Xigta: U y.: cid wax ay qorto u akhri yid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kormeer2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Qumbe ligligii laga gooyey oo haruub loo yeelay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Baaris iyo ka warqabid hawl iwm socodkooda iyo baahidooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Hawl iwm socodkooda u kuurgelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafley markii fil ku kordhaba weynaan iyo dherer yeelasho.
Qeexid Xigta: Meel sare lug ku fuulid ama wax dusha ka fuulid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meel sare; dul.
Qeexid Xigta: Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]