Qeexid
Cid meel sare fuulin.
[-iiyay, -iisay]
f.g2Cid meel sare fuulin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg korsii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Waxa ku siyaada wax horay u jiray
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Nafley yar xannaanaysasho si ay u korto.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld korsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Qof wax ku dhib ah in uu ku dhawaaqo u suurtaggelin
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafley markii fil ku kordhaba weynaan iyo dherer yeelasho.
Qeexid Xigta: Meel sare lug ku fuulid ama wax dusha ka fuulid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meel sare; dul.
Qeexid Xigta: Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Sahay yar oo awrta rarkeeda dheeraad ku ah.
Qeexid Xigta: Raar aqalka miyiga dhalada laga saaro; dhalo-saar.
Qeexid Kale: K. ah: sidiq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Wax, wax kale ka kor marin.
Qeexid Xigta: (f.mg) U k.: badeeco iwm faa'iido saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -hay, -hday
Qeexid: Xarig hab saddex lugood ah u tabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xarig seddex raab oo laysku tidcay ka samaysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax kororsiimo ku darsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax la iibinayo faa'iidada laga helo.
Qeexid Xigta: Dhinacdhow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: kore2 s. Meel sare ku sugan; korreeya.
m.f.dh
Qeexid: eeg korso. ld korsad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax sugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Wax dhashay ama yar dheefin si uu u weynaado.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka k.: nafley dhibaato ka nabad-gelin (Ilaah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Faa'iidada laga helo ganacsiga.
Qeexid Xigta: Lacag laysku dhigto marka turub la cayaarayo oo bannaanka ka ah wixii lagu ciyaarayey.
Qeexid Kale: Dad dhex-dhexaadiya laba qolo oo dagaashan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld korow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld kororsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]