Qeexid

"Meel sare ku sugnaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga korree oo kali ah:
  • Wacyigoo korreeyiyo haddaan ‘ garasho kaabaynin Oon kala danbayn iyo lahayn ‘ madax kalkaalaysa Kacdoon shacabku kelidii qumaa ‘ waa barkuma taale.
  • Labada dabaq ee ka korreeya xaasaska ku nool ayaa qaar ka tirsan yihiin madaxda dalka.