Qeexid

"Jaadadka daanyeerka mid ka mid ah oo yaryar aadna u fudfudud; kore."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga korow oo kali ah:
  • Sonkoraw waa xanuunka loo yaqaano sokorowga ama macaanka (lat. diabetes mellitus).waana xanuun wate noqda sida uu u badan yahay.
  • Cudurka macaanka ama Sokorow:ga waxaa sababa marka dhecaanka loo yaqaan insuliinka oo ay soo saarto xameetiduuu yaraado ama ayna xameetidu soo saarinba insuliinka gabi ahaanba.