Qeexid
Ayaxa dhashiisa aan weli duulid baran.
Ayaxa dhashiisa aan weli duulid baran.
magac / noun
Dheddig / feminine
urur / collective
m.l
Qeexid: Sabuul meseggo oo iniinihiisu caanacaano yihiin oo aan weli bislaan koronkor2 m.dh Mesego la kariyay, iyadoo aan la shiidin; cambuulo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax sugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Badar karsamaya qaar gurasho.
Qeexid Xigta: Badar koron-kor ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld koronkoraysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-ommo, m.dh) Rati la dhufaanay. ld koran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld koronkoraysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg koronkorayso. ld koronkoraysad, koronkoraysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qeyb cilmiga fisikada ka mid ah oo isku dhaf ah oo loo yaqaan danab, loona isticmaalo quwad dhalin sida guryo ifinta, karinta, waraabka iwm.
Qeexid Xigta: Danabka lafteeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (kiim.) Isbeddel togan ama taban ee ku dhaca doorsoome. Koror guud ahaan waxaa loo isticmaalaa micno ahaan isbeddel yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Jaadadka daanyeerka mid ka mid ah oo yaryar aadna u fudfudud; kore.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Inta, wax ku darsanta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax is khordin.
Qeexid Xigta: Ku k.: wax, wax kale ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la koriyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Meel sare ku sugnaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: korolla ilaacayaal m.l (-lo, m.dh) (bot.) Laacayaasha ubaxa. Wuxuu ku wareegsan yahay faxal sidaha iyo aarballada.
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax kororsiimo ku darsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-wyo, m.dh) Xoolaha intooda aan irmaaneyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld kororsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qof yaqaan farsamada korontada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-myo, m.dh) (baay.) Dhisme dun oo kale ah oo laga helo bu'da unugyada dhirta iyo naflayda . Koromo soomyadu waxay ka koobanyihiin koro matiin, waxaanay qaadaan hiddo-sidaha, kaasoo suga astaamaha noolaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]