Qeexid

"Wax sugid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga koro oo kali ah:
  • Augustine Mahiga kaga codsaday in xiliga loo kordhiyo, kadib markii uu dhawaan xubnaha baarlamaanku xiligooda kororsadeen.
  • S: Doorashadii hore ee golaha degaanka qaladaad iyo cabashooyin baa ka soo baxay, markaa ma jirtaa wax waayo-aragnimo ah oo aad doorashadaa ka korodhsateen oo aad doonaysaan inaad ta dambe wax ka bedeshaan?