Qeexid

"(-llo, m.dh) Derajo askareed ah gaashaanledhexe ama gaashaanle-sare."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kornayl oo kali ah:
  • Amarkaasna waxa la faray oo loo diray Kornayl Daani’el iyo gaashaanle getaashaw Shibaashi, wayna ku khasbanaayeen inay amarkaa fuliyaan, sidaa ayuu ku dhintay janaral Amane.
  • Tusaale ahaan isbahaysiga la magac baxay dooxada Jubba waxay cududoodu ka soo kala jeedaa Habar-gidir iyo Mareexaan, sidoo kale C/laahi Yuusuf iyo Janaraal Morgan iyo Weliba Kornayl Shaati guduud ayaa iyaguna u halgamaya inay gacanta ku dhigaan Kismaayo.