Qeexid

"eeg kormeer2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kormeerid oo kali ah:
  • Wafdi Mareykan ah oo uu hoggaaminayo ergayga Cusub ee Mareykanka u qaabilsan bariga Dhexe John Wolf, ayaa la filayaa in uu tego Quddus, Sabtida si ay uu u bilaabo kormeeridda dhaqan gelinta qorshaha nabadeed ee dhawaan loo hinddisay Bariga Dhexe.
  • Diyaaradda ayaa laga rogay qalabkii militari ee ay sidday, iyadoona mas'uuliyiinta Somaliland ay sheegeen inay ku wareejin doonaan guddiga Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa ee qaabilsan kormeeridda xayiraadda hubka ee Soomaaliya saaran.