Qeexid

"(-mayaal, m.l/dh) Faras qoor ah oo loo reebo in uu fardaha boodo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga korme oo kali ah:
  • Home :: News :: News Item Duqa Magaalada Ceerigaabo iyo Wakiilka UHUBSO u jooga Sanaag ayaa kormeer hawleed ku tegay dugsiga Duqa Magaalada Ceerigaabo iyo Wakiilka UHUBSO u jooga Sanaag ayaa kormeer hawleed ku tegay dugsiga sare ee Ceerigaabo.
  • 'ayuu yiri Shiikh Yuusuf Cali Ugaas oo intaa ku darray in wixii ka danbeeya 6-dii biloodba mar kormeer joogta ah lagu heyn doono Buundada si dayactir loogu sameeyo.