Qeexid
(-gayaal, m.l/dh) Cid dusha ka ilaalin; gaarhaye.
(-gayaal, m.l/dh) Cid dusha ka ilaalin; gaarhaye.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Taagnaanta cid fadhida ama bugta la dul taagnaado.
Qeexid Xigta: Ilaalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg korjoogee. ld korjoogteyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Col yar oo col weyn dusha ka ilaaliya
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -teeyay, -teysay
Qeexid: ld korjoogee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-gayaal, m.l/dh) Qof koox madax u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld korjoogeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.t
Qeexid: (-do, ml.) Harag iwm oo labaatan xabbo ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: (f.g) Nafley hortooda taagnaansho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka h.: cid wax u diidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhis maqaar, qoryo, iyo caws laga sameeyo oo qaab nirgood ama weylood leh oo la tuso hasha ama saca ilmihiisu dhinto, si uu u godlado.
Qeexid Xigta: Socod dheer oo aan nasiino lahayn oo maalin la socdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafley markii fil ku kordhaba weynaan iyo dherer yeelasho.
Qeexid Xigta: Meel sare lug ku fuulid ama wax dusha ka fuulid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meel sare; dul.
Qeexid Xigta: Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]