Qeexid

eeg kor2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga korid oo kali ah:
  • Xuubka hormuunku wuxuu joojiyaa korida xuubka ilmagaleenka wuxuuna saameeyaa in xawadu geli kari weydo xabka ku jira ilmagaleenka.
  • Waaya-aragnimadeena ku soo korida qoyska asalka ah ayaa muhiim asaasi ah u ah waxaan aaminsanahay oo ku saabsan carruurteena, waalidnimadeena iyo qoysaskeena.