Qeexid

"(f.g) Wax dhashay ama yar dheefin si uu u weynaado."

Qeexid Xigta

(f.mg) Ka k.: nafley dhibaato ka nabad-gelin (Ilaah).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kori oo kali ah:
  • Sida ay Khadra Daahir sheegtay muxibadda fanku waxay la kowsatay koritaankeeda garaadka.
  • Suugaanta dhaqanku aad bay uga hadashaa ama u kool-koolisaa gabadha min maalinta ay dhalato ilaa marxaladaha kala dambeeya ee koritaankeeda.