Qeexid
ld korow.
ld korow.
magac / noun
Lab / masculine
Qeexid: kore2 s. Meel sare ku sugan; korreeya.
m.l
Qeexid: (-rayaal, m.l/dh) Shey badanaa idiin (harag la megdey) ka sameysan oo la saaro fardaha iyo baqlaha, si marka la fuulo fadhigu raaxo u yeesho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafley markii fil ku kordhaba weynaan iyo dherer yeelasho.
Qeexid Xigta: Meel sare lug ku fuulid ama wax dusha ka fuulid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meel sare; dul.
Qeexid Xigta: Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax sugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Wax dhashay ama yar dheefin si uu u weynaado.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka k.: nafley dhibaato ka nabad-gelin (Ilaah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof ay hawshiisu tahay inuu wax soo kormeero.
Qeexid Xigta: Askari darajadiisu ka korreysa saddex alifle kana hooseysa xiddigle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax is khordin.
Qeexid Xigta: Ku k.: wax, wax kale ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Jaadadka daanyeerka mid ka mid ah oo yaryar aadna u fudfudud; kore.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld koron.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-ommo, m.dh) Rati la dhufaanay. ld koran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (kiim.) Isbeddel togan ama taban ee ku dhaca doorsoome. Koror guud ahaan waxaa loo isticmaalaa micno ahaan isbeddel yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld korin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Inta, wax ku darsanta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg kor2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld korasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-mayaal, m.l/dh) Faras qoor ah oo loo reebo in uu fardaha boodo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg kori. ld koris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Nafley yar xannaanaysasho si ay u korto.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rayaal, m.dh) Nin farsamaynta kooraha ku wanaagsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]