Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) (fiis.) Qalab kordhiya itaalka sinyaala danabeed sida codka oo tamar dheeraad ah ka soo dheegata il danab kale."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kordhiye oo kali ah:
  • Cali Xoor-xoor, wuu beeniyey cabashooyinkaas ganacsatada, waxana uu sheegay in wax adeegga dekedda lagu kordhiyey aanay jirin, xooggana ay saareen sidii badeecadda Berbera ka soo degtaa aanay suuqyada kaga qaalisanaan badeecadaha meelaha kale ka yimaadda.
  • Waxaa intaas wehliyey dhismo bakhaaro iyo tashiilaad kale iyaddo sannadkii 1975tii Dekedda Muqdisho lagu kordhiyey marso dheeri ah oo loogu talo galay badeecadda Guud.