Qeexid

"Wax horey loo hayey wax ku darsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kordhiso oo kali ah:
  • Ugu dambeyntii, Madaxweyne Abdullahi Yusuf Ahmed ayaa markale ku celiyey in Dowladda Ingriisku ay kordhiso taageerada howlaha bani'aadminimada ee loo fidiyo dadka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku tabaaloobay colaadaha iyo abaaraha.
  • Mukhtaar ayaa waxa auu yiri in mar kasta oo dowladda KMG ah ee Somalia ay kordhiso qiimaha canshuurta maciishaddana ay kordhi doonto, taasina ay tahay dhib loo baahan yahay in dowladda aysan hogaamin.