Qeexid

"Wax hore loo hayey wax ku sii darid; badin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kordhi oo kali ah:
  • Markuu laabtan jirsaday ayeey isaga iyo aabihiis isku raaceen inuu sii kordhisto wax barashadiisa uu doonto iyadoo ay jirtay in aabihii uu mashaa’iikh fara badan ugu keenay halkii ay ku noolaayeen.
  • Ugu danbayntii Munaasibadaani waxaa soo xiray wasiiru-dowlaha mamul wanaaga Dowlada Puntland Maxamad Faarax Ciise Gaashaan,wuxuna sheegay Golis inay amaanan tahay,wax ay shacabka ku faani karaana ay usoo kordhisay.