Qeexid

"Meel sare; dul."

Qeexid Xigta

Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kor oo kali ah:
  • Waxaa mahad iska leh Eebbe, nabadgalyadiisana korkooda ha ahaato addoomadiisa uu doortay.
  • Rumaynta tiirarkaasina waa kuwo ka soo go'a qalbiga qofka muslinka ah fal qabashadiisuna ay rumayso, Eebbe nasahnaa oo korreeye loo gaar yeelo dartiina loo qabto.