Qeexid

"(t.j) Lambarka tirada jagaalada ah ugu horreeya."

Qeexid Xigta

(-dyo, m.dh) Halbeeg. ld koobaad, kowaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga koowaad oo kali ah:
  • Shirweynaha koowaad ee isbahaysiga ASAD oo la filayo in maanta la soo geba-gabeeyo, waxay ergadu kulanka maanta ku dooran doonnaan xubnaha Golaha dhexe ee ururku yeelanayo.
  • Ciyaartan laga xusayay Marxuum Xarbi, waxa ku guulaystay koobkii kaalinta koowaad kooxda Haatuf, halka ay kooxda W/Maaliyadduna heshay koobkii kaalkinta labaad.