Qeexid

"ld koofur."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga koonfur oo kali ah:
  • Sidoo kale; wuxuu sheegay in dhibaatooyin kala duwan ay ka wadaan dalka, laguna cunoqabteynayo gobolo, wuxuuna sheegay in gobolada koonfureed sida Bay iyo Bakool dadka ku nool ay xor u yihiin waxa ka xaaraanta ah kuwa ku nool Muqdisho.
  • Haddaynu u soo noqono halgankii lagu riday maamulkii Siyaad Barre oo guud ahaan burbur ku hayey umaddii soomaliyeed, reer koonfureedku dantooda ayey ka eegeen rididiisa, mana jirin dareen shacab ilaa laga gaadhay ayaamihii ugu danbeeyey ee uu ilko beelay.