Qeexid

"Laba xarriiqood meesha ay isugu yimaadaan dhinaca dibadda ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga koone oo kali ah:
  • Sida la ogyahay Itoobiya afarta kooneba waa laga hareereeyey, mana jirin cid qudha oo doonaysay wanaagayaga iyo jiritaankayaga hadii aanu si kasta samayno.
  • -jirka Seaman wuxuu ku eedaysan yahay dhaqankii uu sida sanamka iskaga taagnaa ee ciyaartii Arbacadii ay kooxda England la yeelatay kooxda Macedonia, oo uu gool toosa oo laga soo laaday koone si fudud uga dhaliyay Artin Sakiri.