Qeexid

"Cid ammaan u jeedin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kooli oo kali ah:
  • Suugaanta dhaqanku aad bay uga hadashaa ama u kool-koolisaa gabadha min maalinta ay dhalato ilaa marxaladaha kala dambeeya ee koritaankeeda.
  • Kobtay taallo xuduntaadu oon ‘ lagugu koolkoolin Oon Timacaddoo kale abwaan ‘ Barkhadcas kuu joogin Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?