Qeexid

"(kuwooda, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Kooda ayaa ka wanaagsan kiinna”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kooda oo kali ah:
  • Hogaamiyahan mucaaradka ah wuxuu sheegay in saraakiil iyo ciidamo ka tirsan dowlada ay dhankooda kusoo biireen, isagoo taas ku macneeyay inay arkeen amarada dagaal ee ay bixinayaan saraakiisha AMISOM.
  • Ciidamada tababarkan loo furay ayaa wuxuu tababarkoodu socon doonaa muddo 6-bilood ah, sida ay mas'uuliyiinta degmada Guriceel ee maamulka Ahlusunna ay u sheegeen saxaafada, iyadoo tababarkooda uu bixin doono Col.