Qeexid Xigta

ld koob naansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga koobnaan oo kali ah:
  • Ra'isulwasaaraha ayaa Hogaamin doona sida la sheegay wefdigaas oo ka koobnaan doonaan Wejiyo kala duwan oo isugu jira Dowlada iyo Isbaheysiga Dib u xureynta Soomaaliya.
  • Xitaa Muqdisha lafteeda ayaa markeedii hore,badankeed ka koobnaan jirtay "Goofaf"; gaar ahaan degmooyinka haatan loo yaqaan:-Kaaraan,Yaaqshiid,Heliwaa(Huriwaa),Hawlwadaag,Hodan,Wadajir,Dharkeenley iwm.