Qeexid

"eeg koob2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga koobid oo kali ah:
  • Qormadan waa soo koobid iyo tarjumid tifafttiran cilmibaaris aan ku sameeyey hirgelinta Shareecada Islaamka waxyaabha ka hor imaan kara.
  • Baananka Dhexe waxay sannadkiiba hal mar sameeyaan warbixinta xisaabxidhka baanka iyo soo koobidda xisaabxidhyada baananka kale ee ay liisamada siiyeen waxaana lagu faafiyaa wargeysyada aadka loo akhristo iyo qoraallo gaar ah oo la qaybiyo.