Qeexid

"(-bmay, -bantay; -bmi) Ku k.: wax koobmay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kooban oo kali ah:
  • Mar uu dhawaan war saxaafadeed ka soo saaray Addis S: waxaad sharax kooban naga siisaa joogitaankaaga Addis Ababa oo aad muddo ku sugnayd?
  • Tan iyo intii uu jiray maamulka Somaliland way magacownayd oo way jirtay Wasaaradda kaluumaysiga iyo horumarinta xeebuhu maadaama dhulkuba ka kooban yahay barri iyo bad waxay ka mid tahay wasaaradaha aan la iloobin ee la xusuusanayay dhinaca dawladda.