Qeexid

"ld koowaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga koobaad oo kali ah:
  • Waa midda koobaade, dastuurku wuxuu ahaa xarigga isku xira umadda reer Puntland.
  • Sidaasi darteed, waxbarashadu waa iney noqotaa baahida qaran ee koobaad iyo jidka kaliya ee la hubo ee 1oo maro mustaqbalka inoo rumeyn lara rajooyinkeena.