Qeexid

"Wax kontorool ku sameysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kontoroolo oo kali ah:
  • Dabcan wadamada kaleba waxa mararka qaarkood dhacda in bilaysku ay kontoroolo dhigtaan wadooyinka.
  • D) Waxaa habboon in si degdeg ah loo hawlgeliyo Hay’ad Hantidhowr (Auditing Office), Hay’adahaasoo hawsheedu tahay Xisaab Xilmaleh lagu diiwaangeliyo laguna kontoroolo daqliga iyo kharashka.