Qeexid

"Wax baaridda wax la baaro."

Qeexid Xigta

Meel wax lagu baaro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kontorool oo kali ah:
  • Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee ku sugan Isgoyska Ex-kontorool Afgoye oo maanta Bam lagu weeraray.
  • Weerarkan oo ahaa mid kadis ah oo aysan filaneyn ciidamada Booliska oo halkaasi ka hayey ilaalo ayaa dagaal dhex maray uu socday mudo, iyadoo markii danbe lagala wareegay gacan ku heynta bartaasi Kontorool oo ku taala gudaha magaalada Baydhabo.