Qeexid

"kolley fk. K.ba: si kastaba; dhab ahaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kolley oo kali ah:
  • Laakiin, kolley waddamada iska kacaa-kufaya ee baahidu hayso e faqrigu yaalo, hawl fudud maaha siyaasiyiin kasta oo timaadaba in isbeddel siyaasadeed mar qudha la gaadhsiiyo.
  • Annaga kolleyba waxa mahad noo ah kaalinta aanu kasbanay iyo shaqadaa aanu ku guulaysanay.