Qeexid

"ld kal 1. (kolal, m.l) Waqti, jeer; mar."

Qeexid Kale

K.ka: haddaba, sidaas darteed. 4. K.kiiba: isla waqtigii. 5. K.naba ama k.laba: si kastaba; dhab ahaan. 6. Waa k. iyo laba: marmar buu dhacaa.

Qeexid Xigta

K.ba: mar walba.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Cali kol baan arkay”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kol oo kali ah:
  • Dhaq dhaqaaqyadan ayaa yimid kadib kolkii Yuusuf Dabageed uu soo gaadhay Buurta Janta Kundishe, halkaasoo ay ku sugan yihiin Ciidamo Itoobiyan.
  • Dowladda kumeel-gaarka ahi waxay rumaysantahay in dhibaatada Soomaaliya aanay dhammaanayn haddii aanay gacan ka geysan beesha caalamku, kol haddii ay soomaalidu xal waara u waayeen mushkiladda labaatan jirsatay ee dhexdooda taal.