Qeexid
Wax fidsan isku soo roorin.
[-iyay, -isay]
kojiyay
kojisay
f.g2Wax fidsan isku soo roorin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg koji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-yayaal, m.l/dh) Toddoba maggaarto; teetano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]