Qeexid

Ahaansho wax la kobciyey.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kobocsan oo kali ah:
  • Ururka sida aan qabo guulaysashadiisa iyo guul daraysigiisu kuma xidhna in dadku isku diin, dhaqan iyo afba ahaadaan, waxayse ku xidhan tahay wacyi gashanaanta bulshada iyo kobocsanaanta garaadka xubnaha ururka.