Qeexid

"K. ah: nafley yar oo cayilan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga koboc oo kali ah:
  • Inta badan marka ay jidhka dadka galaan bacteriyada, fayraska iyo fungus-ku, waxay markaan shan heer oo kala duwan intooda badan, kuwaas oo kala ah; Heerka koboca oo ka bilaabanta marka ay (bacteeriyada, fayraska iyo fungurs-ku) galaan jidhka.
  • Ururka sida aan qabo guulaysashadiisa iyo guul daraysigiisu kuma xidhna in dadku isku diin, dhaqan iyo afba ahaadaan, waxayse ku xidhan tahay wacyi gashanaanta bulshada iyo kobocsanaanta garaadka xubnaha ururka.