Qeexid

"ld kobcin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kobcis oo kali ah:
  • Qaadashada iyo urursiga aqoonta garaadka kobcisa ee afka ingiriisiga lagu yidhaa (factual knowledge) waa qayb aad muhiim ugu ah qofka hore-u-markiisa aqooneed iyo tiisa shakhsi ahaaneedba.
  • Igu jirtayaa ama i daalacatayaaba waxay ii sheegtay inaanay aroos iyo adduun awr gooya midna iiga baahnayn ee ay aniga i rabto, iina doonayso inay kobciso garaadkayga, kordhisana aqoontayda.