Qeexid
Qalabka kabaha lagu tolo oo mudac weyn u eg.
Qeexid Xigta
Ninka kabaha tola. ld kabatol.
Qalabka kabaha lagu tolo oo mudac weyn u eg.
Ninka kabaha tola. ld kabatol.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld kobatole.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qofka kabaha tola.
Qeexid Xigta: ld kabatol. Qalabka kabaha lagu tolo mid ka mid ah, oo mudaa weyn u eg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld kabatole.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Meel kooban oo la tilmaami karo.
Qeexid Xigta: Daliigo caw laga falkiyey oo dhaadheer ballacooduse yaryaryahay oo kolkii laysku toltolo dermada noqda middood.
Qeexid Kale: Meel geedo dhaadheer leh oo hareeraha ka bannaan. 4. ld kab2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]