Qeexid

(-booyo, m.dh) Inan yar oo ka shaqeeya baabuurka oo caawiya wadaha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kirishboy oo kali ah:
  • Qaraxa ayaa inta la ogyahay waxaa ku dhintay wiil Kirishboy ka ahaa Gaarii B/l-ka ahaa iyadoo ay ku dhaawacmeen darwakii iyo haweeney gaarigaasi saarneyd, waxaana dadka dhaawacmay loola cararay isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.
  • Kirishboygii gaariga ayaa la sheegay inuu meydka darwalka geeyay saaka isgoyka Bakaaraha ee magaalada Muqdisho,sidoo kale lama sheegin wax khasaare ah oo gaaray dadii rayidka ahaa.