Qeexid
(-iyaal, ml/dh) (daaw.) Dawo la adkeeyey oo iniinaha laga dhigo, guud ahaan oo afka laga qaato.
(-iyaal, ml/dh) (daaw.) Dawo la adkeeyey oo iniinaha laga dhigo, guud ahaan oo afka laga qaato.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld kiniini
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax ordaya wax dul saaran ka ridid.
Qeexid Xigta: Wax sida biyo dhagax iwm xoog u firdhin.
Qeexid Kale: Neef xooluuhu ku jirey ka cayrin. ld faniini.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Indhaha kala qaadid si wax loogu dhaygago.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nin ciniin ka dhigid. ld caniini, canniini.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld ciniini.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld finiini.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
mu.dhm.ly
Qeexid: Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah. Tus. “Wuu iga kiin waday”.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
dhm (Dhimman) - Dhimman (clitic) [Qeyb: naxwe]
ly (layeele) - layeele (object) [Qeyb: naxwe]
dk.lh.l
Qeexid: ld kiinna2.
dk (Dibkabe) - Dibkabe (suffix) [Qeyb: naxwe]
lh (laahansho) - laahansho (possessive) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld ciniini.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-no, m.l) Mirta ay dhirtu ka abuuranto. ld iniix.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]