Qeexid

"(-do, m.l) Suun la xirto oo leh jeeb ama laba oo lacagta iwm. lagu rito. ld kiisad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kiishad oo kali ah:
  • Labadaas amuuroodba duqyada oo koofiyadooda iyo kiishadoodaba sita ayaa caynka hoosta ka geliyay, waxaanay masalaha u dhigeen badhtamaha bisha dirir cawleed ama candha-qoys loo yaqaan.
  • Lacag melyan gaaraya oo isugu jirta Qirish iyo Rubiyad ayaa kiishado la iigu guray.