Qeexid

"Kolay maro, harag iwm ka samaysan oo wax lagu rito. ld kiis1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kiish oo kali ah:
  • Saraakiisha u hadlay wasaarada arimaha dibada ee dalka S. Korea ayaa xusay in sagaal ka mid ah shaqaalaha saaran markabka ay u dhasheen South Korea, iyadoo shaqaale kale oo aan u dhalan dalkaasna ay saaran yihiin.
  • Ciidamo hor leh oo ka tirsan Somaliland ayaa waxaa la tilmaamay in loo soo diray magaalada Laascaanood si ay u kula dhexgalaan ciidamada dagaalamay, mana jiraan wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Somaliland.