Qeexid

"(kuwiisa, w) Magacuyaal lahaansho oo lab ah, oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Buuggaaga qaado kiisana meel u dhig”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kiisa oo kali ah:
  • Gudoomiyaha Gobolka Bakool Max'ed Cabdi Tall oo wax laga weydiiyay kulankii maanta dhexmaray maamulkiisa iyo Ururka Al-shabaab ayaa ka gaabsaday inuu tafaasiil ka bixiyo, isagoo ku koobay warkiisa inuu ahaa mid looga hadlay ka shaqeynta nabadgalyada.
  • Mas'uulkaan ayaa hadalkiisa kusoo beegmay xili lagu wado in berri lagu dhawaaqo xabadjoojin u dhexeysa mucaaradka iyo DF, waxaana tani ay caqabad weyn ku tahay nabad ka dhalata Somalia.